Wiil 14-sano jir ah oo loo xiray dil loo geestay Wariye Maxamed Xasan

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay wiil 14-sano jir ah oo loo heesto in uu ku lug lahaa dil xaafad katirsan magaalada Nairobi loogu geestay wariye lagu magacaabo Maxamed Xasan oo ka howl galayay Pamoja FM. Wiilkan ciidamada amaanka Kenya qabteen nayaa laga dhex arkay muuqaal ay duubtay kaamirada qarsoon ee CCTV, ciidamada ayaana … Continue reading Wiil 14-sano jir ah oo loo xiray dil loo geestay Wariye Maxamed Xasan